Somaliland oo ka jawaabtay hadal ka soo yeeray Raisul Wasaare kuxigeenka Somalia

Somaliland ayaa jawaab ka bixisay hadal ka oo yeeray Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo ahaa inay bilaabayaan wada hadalkii labada dhinac, isla markaana Madaxweyne Farmaajo uu diyaar u yahay inuu booqdo magaalada Hargeysa. Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland, Sacad Cali Shire ayaa sheegay in wadahadalka labada dhinac oo bilowday sanadkii … Continue reading Somaliland oo ka jawaabtay hadal ka soo yeeray Raisul Wasaare kuxigeenka Somalia